HomeWararRa’iisul Wasaare Kheyre oo ku wajahan Imaaraadka Carabta(Ogow Sababta)

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ku wajahan Imaaraadka Carabta(Ogow Sababta)

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa lagu wadaa in Maalinta berito ah u ambabaxo Wadanka isutaga Imaaraadka Carabta kadib markuu uu Casuumaad ka helay Madaxda dalkaas. Safarka Kheyre ee Imaaraadka ayaa tiro ka dhowr jeer u baaqday arrimo farsamayo balse la filayo in Axada Berito ah uu u duulay Imaaraadka Carabta. R’iisul Wasaare […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa lagu wadaa in Maalinta berito ah u ambabaxo Wadanka isutaga Imaaraadka Carabta kadib markuu uu Casuumaad ka helay Madaxda dalkaas.

Safarka Kheyre ee Imaaraadka ayaa tiro ka dhowr jeer u baaqday arrimo farsamayo balse la filayo in Axada Berito ah uu u duulay Imaaraadka Carabta.

- Advertisement -

R’iisul Wasaare Kheyre ayaa booqashada uu ku tegi doono Imaaraadka ayaa ka dambeeyay kadib markii uu kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibada dalkaasi shirkii Davos ee Switzerland bishii hore lagu qabtay.

Inta uu ku sugan yahay Ra’iisul Wasaare kheyre Imaaraadka ayaa waxa uu la kulmi doonaa Masuuliyiinta dalkaas,isaga oo kala hadli doono xoojinta xiriirka labada dal oo hoos u dhacay tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay dowladda Soomaaliya dhex dhexaad ka noqtay Khilaafkii Wadamada Khaliijka.

Imaaraadka Carabta ayaa lagu eedeeyay in uu ku lug yeeshay xaalada Siyaasadeed ee dalka,waxaana tani ay sahli kartaa in Ra’iisul Wasaare Kheyre uu sameeyay furfures Siyaasadeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts