HomeWararMadaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan G/Galgaduud

Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan G/Galgaduud

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxa Golaha Wasiirada Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Qaar ka mid ah Xildhubaanada Galmudug ayaa  Maanta gaaray Deegaano hoostaga magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Deegaanada uu madaxa Golaha Wasiirada Galmudug iyo Xildhibaanada ay gaareen waxaa ka mid ah Laas-xaadow, Hulku-jir, Baag Mayeeraan iyo Balli-howd,waxaana ujeedka socdaalkooda uu yahay nabadeynta dadka deegaanadaasi ku nool. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxa Golaha Wasiirada Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Qaar ka mid ah Xildhubaanada Galmudug ayaa  Maanta gaaray Deegaano hoostaga magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.

Deegaanada uu madaxa Golaha Wasiirada Galmudug iyo Xildhibaanada ay gaareen waxaa ka mid ah Laas-xaadow, Hulku-jir, Baag Mayeeraan iyo Balli-howd,waxaana ujeedka socdaalkooda uu yahay nabadeynta dadka deegaanadaasi ku nool.

- Advertisement -

Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa kulamo la leh Qeybaha Bulshada Deegaanka Balli-howd waxyaabaha laga wada hadlayo ayaa waxaa ka mid ah Sidii looga shaqayn lahaa Nabad-galyada, Horumarinta iyo sidii Dadku Maamulka ula shaqayn lahaayeen .

Maalmihii la soo dhaafay ayaa Masuuliyiinta ugu sareysa Dawlad Goboleedka Galmudug waxay dadaalo ugu jereen sidii Dib u heshiisiin looga Hirgalin lahaa Deegaanada Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts