HomeWararSawirro:-Shariif Xasan oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Baydhabo

Sawirro:-Shariif Xasan oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Baydhabo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif  Xasan Sheekh Aadan ayaa Maalmo kadib Maanta waxa uu dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Shariif Xasan oo ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Baydhabo ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed oo isugu jira Xildhibaano, Wasiiro iyo qeybaha kala duwan ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif  Xasan Sheekh Aadan ayaa Maalmo kadib Maanta waxa uu dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Shariif Xasan oo ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Baydhabo ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed oo isugu jira Xildhibaano, Wasiiro iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

- Advertisement -

Shariif Xasan ayaa shalay waxa uu tegay degmada afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose halkaas oo uu ka dhagax dhigay Saldhiga degmadaas oo la doonayo in dayactir lagu sameeyo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts