HomeWararGuddiga Dhaqaalaha Golaha Shacabka oo Maanta la kulmaya Ganacsatada G/Banaadir

Guddiga Dhaqaalaha Golaha Shacabka oo Maanta la kulmaya Ganacsatada G/Banaadir

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maanta ayaa la filayaa in ay kulan ku yeeshaan Gudaha Magalada Muqdisho Guddiga Dhaqaalaha Golaha Shacabka iyo Ganacsatada gobolka Banaadir oo cabasho qabta. Kulankaan ayaa ah mid xal loogu raadinayo sidii loo xalin lahaa khilaafka Wasaaradda Maaliyadda iyo Ganacsatada gobolka Banaadir soo dhexgalay kaas oo sababay in uu xirmo Ganacsigii Suuqa Bakaaraha. Xildhibaan Beene Beene, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta ayaa la filayaa in ay kulan ku yeeshaan Gudaha Magalada Muqdisho Guddiga Dhaqaalaha Golaha Shacabka iyo Ganacsatada gobolka Banaadir oo cabasho qabta.

Kulankaan ayaa ah mid xal loogu raadinayo sidii loo xalin lahaa khilaafka Wasaaradda Maaliyadda iyo Ganacsatada gobolka Banaadir soo dhexgalay kaas oo sababay in uu xirmo Ganacsigii Suuqa Bakaaraha.

- Advertisement -

Xildhibaan Beene Beene, oo ka hadlayay kulan ay yeesheen Guddiga joogtada Golaha Shacabka ayaa sheegay in kulanka Maanta uu yahay mid uu rajeynayo in wax badan ay ka soo baxaan xalna laga gaaro khilaafka Ganacsatada iyo Wasaaradda Maaliyadda.

Shalay gelinkii dambe ayaa waxaa gudoomiyaha gobolka Banaadir uu la kulmay Guddi ka socda Ganacsatada kuwaas oo is-afgarad uu dhexmaray,waxana xusid mudan in weli Suuqa Bakaaraha uu xiran yahay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts