HomeWararGanacsiga Suuqa Bakaaraha oo Maalintii labaad xiran

Ganacsiga Suuqa Bakaaraha oo Maalintii labaad xiran

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa Maalintii labaad xiran Ganacsigii Suuqa Weyn ee Bakaaraha kadib Shaqa Joojin ay Ganacsatadu ku dhawaaqeen Maalin ka hor,iyaga oo cabasho ka qaba in Canshuurtii laga qaadi jiray lagu kordhiyay. In kastoo uu socdo dadaalo arrintaasi xal looga gaarayo ayaa hadana Maanta waxaa gebi ahaanba xiran Goobaha Ganacsi ee ku yaalla Bakaaraha,waxaana la arkayaa Ganacsatada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maalintii labaad xiran Ganacsigii Suuqa Weyn ee Bakaaraha kadib Shaqa Joojin ay Ganacsatadu ku dhawaaqeen Maalin ka hor,iyaga oo cabasho ka qaba in Canshuurtii laga qaadi jiray lagu kordhiyay.

In kastoo uu socdo dadaalo arrintaasi xal looga gaarayo ayaa hadana Maanta waxaa gebi ahaanba xiran Goobaha Ganacsi ee ku yaalla Bakaaraha,waxaana la arkayaa Ganacsatada oo hordhoobay Goobahooda Ganacsi.

- Advertisement -

Xirnaanshaha Suuqa Bakaaraha ayaa wax ay saameyn ku yeelatay dadka danta yar ee nolol maalmeed ka raadsan jiray Suuqaas,waxana dadkaas iyo Ganacsatadaba ay Xukuumadda Soomaaliya ka dalbanayaan in khilaafka sababay xirnaanshaha Suuqa la xaliyo.

Isniinta Maanta ayaa lagu wadaa in ay kulan wada qaataan Gudi ka socda Ganacsatada iyo Gudiga Ganacsiga golaha Shacabka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts