HomeWararKhilaaf soo kala dhex galay taliyaha Xoogga dalka & la taliyaha...

Khilaaf soo kala dhex galay taliyaha Xoogga dalka & la taliyaha Amniga Madaxweynaha

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Waxaa haatan soo ifbaxaya khilaaf u dhaxeeya taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Cabduweli Jaamac Gorod iyo la taliyaha dhanka Amniga ee Madaxweynaha Soomaaliya Cabdi Saciid Muuse Cali. Khilaafkan ayaa yimid kadib markii la taliyaha Dhanka Amniga Madaxweynaha uu Warqad u qoray taliyaha Xoogga dalka taas oo aheyd in la joojiyo isla markaana aan amar la’aan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa haatan soo ifbaxaya khilaaf u dhaxeeya taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Cabduweli Jaamac Gorod iyo la taliyaha dhanka Amniga ee Madaxweynaha Soomaaliya Cabdi Saciid Muuse Cali.

Khilaafkan ayaa yimid kadib markii la taliyaha Dhanka Amniga Madaxweynaha uu Warqad u qoray taliyaha Xoogga dalka taas oo aheyd in la joojiyo isla markaana aan amar la’aan la qeybin hubka iyo rasaasta Ciidamada sidoo kalena aan lala wadaagin Beesha Caalamka wax macluumaad dhanka Ciidanka ah.

- Advertisement -

Warqadaas ayaa waxaa ka carooday taliyaha ciidanka xoogga dalka kaas oo durbaba soo saaray warqad kale oo digniin ah taas oo ku socota la taliyaha dhanka Amniga ee Madaxweynaha Soomaaliya Cabdi Saciid Muuse Cali.

Warqada ayaa digniin loogu diray la taliyaha dhinaca Amniga Madaxweynaha taas oo lagu sheegay in uusan awood u laheyn in uu soo farageliyo Arrimaha Ciidamada isla markaana auu tallaabo kasta oo dhanka Ciidanka ah uu awood u leeyahay taliyaha Ciidanka xoogga dalka Cabduweli Jaamac Gorod.

Ugu dambeyn Warqada jawaabta ah ee ka soo baxday Xafiiska taliyaha xoogga dalka ayaa waxaa la ogeysiiyay Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

- Advertisement -

Hoos Ka Akhriso Warqadaha ay isku direen taliyaha Xoogga dalka iyo la taliyaha Ciidanka Amniga ee Madaxweynaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts