HomeWararGanacsigii Suuqa Bakaaraha oo saakay xiran

Ganacsigii Suuqa Bakaaraha oo saakay xiran

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Waxaa gabi ahaanba Saaka xiran ganacsiga Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, kadib markii shalay ganacsatada Suuqa ay ku hanjabeen inay xirayaan Suuqa. Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa diidan canshuur kordhinta ay ku sameysay dowladda Federalka Somaliya, maadaama canshuurtaasi ay tahay mid aysan awood badan u laheyn ganacsatada inay iska bixiyaan. Mid ka mid ganacsatada Suuqa Bakaaraha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa gabi ahaanba Saaka xiran ganacsiga Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, kadib markii shalay ganacsatada Suuqa ay ku hanjabeen inay xirayaan Suuqa.

Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa diidan canshuur kordhinta ay ku sameysay dowladda Federalka Somaliya, maadaama canshuurtaasi ay tahay mid aysan awood badan u laheyn ganacsatada inay iska bixiyaan.

- Advertisement -

Mid ka mid ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa sheegay wax shaqo ah suuqa inaysan saaka ka socon, sababo ku aadan ganacsatada oo aad u careysan.

Wararka ayaa sheegaya in ganacsatada Saaka isugu tageen dabaqa Waaheen ee ku yaallo agagaarka Maalin Taajir, halkaasi oo lagu wado inay Saxaafadda kula hadlaan.

Dowladda Somaliya ayaa ku soo rogtay agabka kala duwan ee laga soo dajiyo Dakadda Magaalada Muqdisho Canshuur badan, taasi oo saameyn ku yeelanaysa Ganacsatada Soomaaliyeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts