HomeWararAgaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Galmudug oo Caawa la xiray

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Galmudug oo Caawa la xiray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusa Mareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu xiray Agaasimihii Warfaafinta  Madaxtooyada Maamulka Galmudug. Maxamed Cusmaan Qoofaal ayaa la sheegay in ay xireen ciidamada Amniga Maamulka Magaalada dhuusamareeb ilaa iyo hadana aan la ogeyn sababta ka dambeysa xarigiisa. Xariga Agaasimaha oo weli aysan ka hadlin Masuuliyiin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusa Mareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu xiray Agaasimihii Warfaafinta  Madaxtooyada Maamulka Galmudug.

Maxamed Cusmaan Qoofaal ayaa la sheegay in ay xireen ciidamada Amniga Maamulka Magaalada dhuusamareeb ilaa iyo hadana aan la ogeyn sababta ka dambeysa xarigiisa.

- Advertisement -

Xariga Agaasimaha oo weli aysan ka hadlin Masuuliyiin Maamulka Galmudug balse wax uu ku soo aadaya xili uu Maanta Akhriyay Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Wixii ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts