HomeWararSomaliland Oo Diiday In Deegaanadooda Ay Yimaadaan Qaxootiga Yamen Kasoo Cararaya

Somaliland Oo Diiday In Deegaanadooda Ay Yimaadaan Qaxootiga Yamen Kasoo Cararaya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Arimaha Gudaha Maamulka Somaliland ayaa shaaciyay in deeganadooda laga bilaabo Maanta Oo axad ah in aysan soo gaari karin qaxootiga soomaalida ay ku jiraan ee kasoo cararaya dagaalada Wadanka Yeman. Cali Maxamed Waran Cadde ayaa Sababta ku sheegay in Hay’addaha QM iyo Soomalailand ay ku balameeyn in Qaxootigaasi Soomaaliland ay siiso Dhul lagu soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arimaha Gudaha Maamulka Somaliland ayaa shaaciyay in deeganadooda laga bilaabo Maanta Oo axad ah in aysan soo gaari karin qaxootiga soomaalida ay ku jiraan ee kasoo cararaya dagaalada Wadanka Yeman.

Cali Maxamed Waran Cadde ayaa Sababta ku sheegay in Hay’addaha QM iyo Soomalailand ay ku balameeyn in Qaxootigaasi Soomaaliland ay siiso Dhul lagu soo dhaweeyo waxii Quudin ahna ay Hay’addahaasi bixiyaan.

- Advertisement -

Waxaa uu carabka ku Adkeeyay in QM ay arintaasi ka dhaga adeegeen ayagana ay go’aankaasi gaareen waa sida uu hadalka u dhigay Wasiirka.

Hadalka Wasiirka  Arimaha Gudaha Maamulka Somaliland Cali Maxamed Waran Cadde ayaa imaanaya iyadoo maanta magaalada Berbera kasoo dageen xaqooti gaaraya 250 qof oo kasoo cararay dagaaladda Dalka Yeman.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts