HomeWararSawirro:-Muqtaar Roobow iyo Xubno la socda oo gaaray Magaalada Baydhabo

Sawirro:-Muqtaar Roobow iyo Xubno la socda oo gaaray Magaalada Baydhabo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wadaadka Muqtaar Roobow Cali buu Mansuur iyo Xubno la socda ayaa Goordhow waxa ay gaareen Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay. Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Shaati Gaduud Magaalada Baydhabo uga hortegay Muqtaar roobow iyo Xubnaha la socday si ay u soo dhaweeyaan. Muqtaar roobow ayaa ka tegay Magaalada Muqdisho […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wadaadka Muqtaar Roobow Cali buu Mansuur iyo Xubno la socda ayaa Goordhow waxa ay gaareen Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Shaati Gaduud Magaalada Baydhabo uga hortegay Muqtaar roobow iyo Xubnaha la socday si ay u soo dhaweeyaan.

- Advertisement -

Muqtaar roobow ayaa ka tegay Magaalada Muqdisho oo maalmihii u dambeysay uu ku sugnaa.

Intaasi kadib waxaa la geeyay Xarunta Madaxtooyada Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay isaga oo la kulmi doona Masuuliyiinta Maamulka Koonfur Galbeed.

Weli sidhab ah looma oga ujeedada uu halkaasi u tegay,waxaana dhowr mar uu ku lab laabtay Baydhabo tan iyo markii uu yimid muqdisho oo ay wada hadlayeen dowladda Federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts