HomeWararTaliyihii Saldhiga Degmada Guriceel iyo Saraakiil kale oo lagu xiray Baladweyne

Taliyihii Saldhiga Degmada Guriceel iyo Saraakiil kale oo lagu xiray Baladweyne

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Maamulka Hir-Shabeelle ay Xabsiga dhigeen Saraakiil ka tirsan ciidamada Galmudug. Wararka ay heshay Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in taliyaha Saldhigga Degmada Guriceel ee Maamulka Galmudug oo Magaciisa lagu sheegay Cismaan Cali Hudeey iyo laba Sarkaal oo kale la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Maamulka Hir-Shabeelle ay Xabsiga dhigeen Saraakiil ka tirsan ciidamada Galmudug.

Wararka ay heshay Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in taliyaha Saldhigga Degmada Guriceel ee Maamulka Galmudug oo Magaciisa lagu sheegay Cismaan Cali Hudeey iyo laba Sarkaal oo kale la xiray.

- Advertisement -

Weli macada sababta loo xiray Saraakiishaas,sidoo kalena Maamulka Hir-Shabeelle wax faah faahin ah kaba bixin xariga Saraakiishaas.

Sarakiishaan ayaa Baladweyne waxa ay ku sugnaayeen mudo laba Cisho ah in kastoo aan la shaacin sababta ay halkaasi u tageen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts