HomeWararDhageyso:-Sanbaloolshe"Doorashadii leyga guuleystay Dowladda ayaa Hal Milyan ku bixisay"

Dhageyso:-Sanbaloolshe”Doorashadii leyga guuleystay Dowladda ayaa Hal Milyan ku bixisay”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Taliyihii hore ee Ciidanka Nabad-Sugida iyo Sirdoonka dalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa ka hadlay doorashadii kursiga Golaha Shacabka ee looga guuleystay. Waxa uu sheegay in doorashadaas aysan ku dhicin sicadaalad ah isla markaana lamusuq maasuqay,isaga oo ku eedeeyay in Madaxda dowladda ugu sareysa ay ka dambeeyaan. “Runtii Saddex arrin ayaa sabab u ahaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyihii hore ee Ciidanka Nabad-Sugida iyo Sirdoonka dalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa ka hadlay doorashadii kursiga Golaha Shacabka ee looga guuleystay.

Waxa uu sheegay in doorashadaas aysan ku dhicin sicadaalad ah isla markaana lamusuq maasuqay,isaga oo ku eedeeyay in Madaxda dowladda ugu sareysa ay ka dambeeyaan.

- Advertisement -

“Runtii Saddex arrin ayaa sabab u ahaa guuldareydii oo ahaa Gudiga doorashada oo aan doorashadaas sameyn waqtigii loo baahnaa & in aysan hab wanaagsan u qaban fargelina uga timid dhanka dowladda & in  dhaqaalo badan ay Madaxda dowladda ku bixiyeen iyaga oo dhaqaalo Garka u geliyay Ergadii doorashada taagerayna  musharixii iga guuleystay ee Nuur Iidow Beyle ayuu yiri Sanbaloolshe”

Sidoo kale waxaa xili uu wareysi siinayay Idaacadda Voa-da la weeydiiyay cadeynta uu u hayo in ay dowladu dhaqaalo ku bixisay ayaa waxa uu ku adkeystay in dhammaan musharixiinta qaarkood ,Ergada iyo waliba Madaxda Hir-Shabeelle ay ogyihii.

Sanbaloolshe ayaa ku dooday in Madaxda dalka uga cabsatay in hadii uu ku guuleysto doorashada uu noqonayo mucaarad balse isaga uu noqon lahaa mid dadkiisa Iyo dilkiisa u adeega.

- Advertisement -

Ugu dambeyn Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe taliyihii hore ee Nabad-Sugida Soomaaliya ayaa 28 bishaan xiligii ay jowhar ka dhacday doorashada uu sheegay in ay sicadaalad ah ku dhacday,isla markaana uu ku qanacsan yahay lamana oga waxyaabaha iska bedelay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Sanbaloolshe.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts