HomeMaqalDhageyso:-Gudiga doorashooyinka oo bilaabay Araaji qabashada Kuraas ka banaan Golaha Shacabka

Dhageyso:-Gudiga doorashooyinka oo bilaabay Araaji qabashada Kuraas ka banaan Golaha Shacabka

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Gudoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) oo maanta shir jaraa’id ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in musharixiinta u tartamaya saddax kursi oo ka banaan Golaha shacabka looga baahan yahay inay isasoo diiwaan galiyaan ilaa 5-ta Bisha soo socota ee Febraury Odayaasha dhaqan ayay ugu baaqday in looga baahan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) oo maanta shir jaraa’id ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in musharixiinta u tartamaya saddax kursi oo ka banaan Golaha shacabka looga baahan yahay inay isasoo diiwaan galiyaan ilaa 5-ta Bisha soo socota ee Febraury

Odayaasha dhaqan ayay ugu baaqday in looga baahan yahay inay soo gudbiyaan liiska Ergada doorashada ka qeybgalaya si ay ugu fududaado doorashada.

- Advertisement -

“laga bilaabo maanta oo ah 31-Janaury laga bilaabo ilaa inta laga gaarayo shanta Bisha soo socota ayay musraxiinta kuraasta u tartamaya fursad u heystaan inay isasoo diiwaan galiyaan si shahaadooyin loo siiyo ,odayaashii ku jiray 135-ta oday ayagana waa inay soo gudbiyaan magacyada Ergada si loo guda galo doorashada kuraasta ka banaan Golaha shacabka”

Gudoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa sidookale sheegtay in Guddigu si cadaalad kujirto oo korjoogto kala duwan  iyo Warbaahintu goobjoog ka yihiin uu u qaban doono doorashada Kuraastaas ka bannaan Goolaha Shacabka.

Saddexda Kursi ee ka banana Golaha Shacabka laguna wado in doorashadooda ay dhacdo ayaa deegaan doorashadoodu waxa ay tahay Muqdisho,Kismaayo iyo Cadaado.

- Advertisement -

Sikastaba dhawaan ayaa Guddiga Doorashooyinka Qaranka magaalada Jowhar waxa  ay ku qabteyn Doorashada kursi kamid ahaa kuwa ka banaan Golaha Shacabka oo uu ku guuleystay Xildhibaan Nuur Iidow Beyle.

Hoos Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Gudoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey).

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts