HomeMaqalDhagayso:-Dhaawacyada Dabkii Xalay ee Garoowe oo Muqdisho la keenay

Dhagayso:-Dhaawacyada Dabkii Xalay ee Garoowe oo Muqdisho la keenay

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Gudoomiyaha golaha deegaanka degmada Garowe mudane Xasan Goodir ayaa sheegay in dabkii shalay Galab ka kacay caasumada Soomaaliya uu gaystay Dhimashada 4 Qof sidoo kalana uu dhawac u gaystay dad kale oo shacab ah. Gudoomiyaha ayaa sheegay 4 qof oo ugu culus dadkii dhawacu soo gaaray in loo qaadayo magaalada Muqdisho ee Casumada Somaaliya isagoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha golaha deegaanka degmada Garowe mudane Xasan Goodir ayaa sheegay in dabkii shalay Galab ka kacay caasumada Soomaaliya uu gaystay Dhimashada 4 Qof sidoo kalana uu dhawac u gaystay dad kale oo shacab ah.

Gudoomiyaha ayaa sheegay 4 qof oo ugu culus dadkii dhawacu soo gaaray in loo qaadayo magaalada Muqdisho ee Casumada Somaaliya isagoo ku macneeyey in khasaaraha dabkaasi uu aad u cuslaa.

- Advertisement -

Gudoomiye Goodir ayaa tacsi u diray Shacabkii ay dadkoodu ku geeriyooday sidoo kalana kuwa dhawacana Alle uga baryey inuu caafimaad deg deg ah siiyo.

Gudoomiyaha oo Shirjaa,id ku qabtay Garowe ayaa sheegay inay Caasimad oo Gadiid dab damis ah la,aantiin ah ay tahay arin ceeb ah loona baahanyahay inay shacabka Garowe iyo Qurba joogta ay gacan ka gaystaan.

Ugu danbayn gudoomiyaha ayaa sheegay inaysan jirin Cid isticmaali karta Kaalin Shidaal oo cusub kaasoo soo kordhiya khasaare kale, gudoomiyaha ayaa sheegay inay dad u hayaan dabkaasi ayna sabab u ahayd Kaalinta shidaalka oo u dhawayd meherad Shaah.

- Advertisement -

Hoos ka dhagayso Codadka Gudoomiyaha Golaha deegaanka Garoowe.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts