HomeWararSawirro:-Wasiirka Dastuurka iyo xubno la socda oo la kulmay Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle

Sawirro:-Wasiirka Dastuurka iyo xubno la socda oo la kulmay Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Hay’adaha ku shaqada leh dib-u-eegista Dastuurka iyo Xukuumadda Hirshabeelle oo kulmay Wafdiga uu hogaaminayo Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ee ku sugan magaalada Jowhar oo ay kamid yihiin Xubnaha labada Guddi ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ay shaqo wadaaga yihiin ayaa kulan wadatashi ah la qaateen Xukuumadda Hirshabeelle oo uu hogaaminayay Ku-Simaha Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adaha ku shaqada leh dib-u-eegista Dastuurka iyo Xukuumadda Hirshabeelle oo kulmay

Wafdiga uu hogaaminayo Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ee ku sugan magaalada Jowhar oo ay kamid yihiin Xubnaha labada Guddi ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ay shaqo wadaaga yihiin ayaa kulan wadatashi ah la qaateen Xukuumadda Hirshabeelle oo uu hogaaminayay Ku-Simaha Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe.

- Advertisement -

Wasiir Cabdi Xoosh ayaa ugu horeeyn ka hadlay muhiimadda kulanka iyo waxqabadka Wasaaradda.

“Runtii maanta muhiimad gaar ah ayay noo leedahay inaan kulankan la yeelanno Ku-simaha Madaxweynaha iyo Wasiirada Hirshabeelle, Wasaaradda iyo Guddiyada ay wadashaqeeyaan waxa ay ku heshiiyeen in Dawlad Goboleedyada laga talageliyo Geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka. Wasaaradda waxa ay mar horeba bilawday wadatashiyadan iyada oo gaarsiisay qaar kamid ah Dawlad Goboleedyada” ayuu yiri Wasiir Xoosh.

Sidoo kale, Gudoomiyayaasha Guddiyada ayaa ka codsadeen Wasiirada Hirshabeelle in ay talooyinkooda ay soo jeediyaan.

- Advertisement -

Dhanka kale, Ku-simaha Madaxweynaha iyo Wasiirada Hirshabeelle ayaa waxa ay talooyin u soo jeediyeen Wasaaradda iyo labada Guddi.

Gabagabadii, Wasiir Cabdi Xoosh ayaa ka mahadnaqay niyad wanaagga Ku-simaha Madaxweynaha iyo Xukuumadda Hirshabeelle ay u muujiyeen wafdiga uu hogaaminayo.

 

—–DHAMAAD—-

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts