HomeWararAxmed Madoobe oo Xayiraad dhanka Socdaalka ah saaray tiro ka mid ah...

Axmed Madoobe oo Xayiraad dhanka Socdaalka ah saaray tiro ka mid ah Xildhibaannada Jubbaland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Duhurnimadii Maanta ayaa waxaa sida qorshuhu ahaa Magaalada Kismaayo kulan ku yeeshay qaar ka mid ah xildhibaanada Jubbaland iyo Madaxweyne Axmed Madoobe. Kulankan ayaa daba joogay kadib xiisad Siyaasadeed oo ka taagan Magaalada Kismaayo taas oo ka dhalatay khilaaf soo kala dhexgalay xildhibaanada Jubbaland iyo Axmed Madoobe. Wararka ay heshay Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Duhurnimadii Maanta ayaa waxaa sida qorshuhu ahaa Magaalada Kismaayo kulan ku yeeshay qaar ka mid ah xildhibaanada Jubbaland iyo Madaxweyne Axmed Madoobe.

Kulankan ayaa daba joogay kadib xiisad Siyaasadeed oo ka taagan Magaalada Kismaayo taas oo ka dhalatay khilaaf soo kala dhexgalay xildhibaanada Jubbaland iyo Axmed Madoobe.

- Advertisement -

Wararka ay heshay Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in kastoo Saxaafadu ay dibad joog ka aheyd in Xildhibaanada lagu wargeliyay in ilaa amar dambe aysan ka bixi Karin Magaalada Kismaayo.

Tallaabadaan ayaa la sheegay in lagu wargeliyay Maamulka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo iyo taliska Nabad-Sugida Jubbaland in tiro xildhibaano ah aysan Garoonka ka dhoofi Karin sigaar ah kuwo looga shakiyay in ay mooshin wadeen.

In kastoo xaalada Magaalada Kismaayo oo xalay ilaa shalay kacsaneyd ay iminka degan tahay hadana lama oga waxyaabaha ay ka bedeli karto tallaabadaan xayiraad lagu saaray xildhibaanada qaar ee Maamulka Jubbaland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts