HomeWararMid ka mid ah taliyayaasha Ciidanka Somaliland oo Burco lagu dilay

Mid ka mid ah taliyayaasha Ciidanka Somaliland oo Burco lagu dilay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka aan ka heleyno Magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay Taliyihii ciidanka nabad-galyada waddooyinka gobolka Togdheer Gaashaanle Sare Cabdullaahi Faarax Soofa-dhiiste. Taliyaha ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray Gaari la jiirsiiyay xili uu ku guda jiray howshiisa caadiga ah sida ay Warbaahinta u sheegeen dad Goobjoogayaal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay Taliyihii ciidanka nabad-galyada waddooyinka gobolka Togdheer Gaashaanle Sare Cabdullaahi Faarax Soofa-dhiiste.

Taliyaha ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray Gaari la jiirsiiyay xili uu ku guda jiray howshiisa caadiga ah sida ay Warbaahinta u sheegeen dad Goobjoogayaal ah.

- Advertisement -

Isbitaalka Magaalada Burco ayuu ku geeriyooday kadib dhaawac culus oo ka soo gaaray jiirsiinta Gaariga oo sixowli ah ku socday.

Ciidamada Soomaaliland ee ku sugan Magaalada Burco aya durbadiiba wax ay Gacanta ku dhigeen darawalkii waday Gaariga iyaga oo xabsiga dhigay.

Tallaabadaan Gaariga lagu jiirsiiyay isla markaana uu u geeriyooday taliyihii ciidamada nabadgelyada Wadooyinka Gobolka Togdheer ayaan la ogeyn in ay tahay mid ku dhacday sikedis ah iyo in ay tahay mid ula kac ah,waxana socda baaritaano ay wadaan ciidamada Soomaaliland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts