HomeWararAkhriso:-Gudoomiyaha degmada Balcad oo xilkii laga qaaday iyo mid Cusub oo la...

Akhriso:-Gudoomiyaha degmada Balcad oo xilkii laga qaaday iyo mid Cusub oo la Magacaabay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa xilkii looga qaaday Gudoomiyihii degmada Balcad Ismaan Maxamed Maxamuud (Xaadoole) iyada oo Gudoomiye Cusub la Magacaabay. Wareegtada  ka soo baxday Madaxweynaha aan weli la Caleemo saarin ayaa ku taariikheysan Maanta oo ah 19/10/2017 ayaa waxaa sidoo kale guoomiyaha degmada Balcad loogu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa xilkii looga qaaday Gudoomiyihii degmada Balcad Ismaan Maxamed Maxamuud (Xaadoole) iyada oo Gudoomiye Cusub la Magacaabay.

Wareegtada  ka soo baxday Madaxweynaha aan weli la Caleemo saarin ayaa ku taariikheysan Maanta oo ah 19/10/2017 ayaa waxaa sidoo kale guoomiyaha degmada Balcad loogu Magacaabay Qaasim Cali Nuur oo loo yaqaano(Qaasim Furdug )

- Advertisement -

Gudoomiyaha Cusub ee degamda Balcad Qaasim Cali Nuur oo loo yaqaano (Qaasim Furdug ) ayaa horay uga mid ahaa Baarlamaankii 9,aad isaga oo bedelay Walaalkiis Cumar Furdug oo ku geeriyooday qarixii ka dhacay Hotel Centeral.

 

Hoos Ka Akhriso Wareegtada xilka qaadista iyo Magacaabista.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts