HomeWararAkhriso:-Magacyada Guddiga Taakuleynta iyo Tabarucaada Qaran ee uu Ra’iisul Wasaaraha Magacaabay

Akhriso:-Magacyada Guddiga Taakuleynta iyo Tabarucaada Qaran ee uu Ra’iisul Wasaaraha Magacaabay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya waxaa uu Magacaabay Guddiga taakuleynta Qranka kuwaas oo qorshuhu yahay in ay ka qeyb qaataan u gurmashada dadkii ku waxyeeloobay qarixii Wadada 14 Octoper Ex Zoobe. Guddigaan ayaa waxa ay ka kooban yihiin ilaa 1 Xubnood kuwaas poo laga soo kala xulay qeybaha kala duwan ee Bulshada. Hoos Ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya waxaa uu Magacaabay Guddiga taakuleynta Qranka kuwaas oo qorshuhu yahay in ay ka qeyb qaataan u gurmashada dadkii ku waxyeeloobay qarixii Wadada 14 Octoper Ex Zoobe.

Guddigaan ayaa waxa ay ka kooban yihiin ilaa 1 Xubnood kuwaas poo laga soo kala xulay qeybaha kala duwan ee Bulshada.

- Advertisement -

Hoos Ka Akhriso Magacyada Xubnaha Guddiga Taakuleynta Qaranka

1.Cabdullaahi Maxamed Shirwac, Guddoomiye

  1. Maxamed Yuusuf (Tigey), Guddoomiye Ku Xigeen
  2. Sh. Nuur Baaruud Gurxan, Xubin
  3. Sh Bashiir Axmed Salaad, Xubin
  4. Caasho Shaacuur Ugaas, Xubin
  5. Aamina Xaaji Cilmi, Xubin
  6. Sh Cabduqaadir Sh Maxamed (Soomoow), Xubin
  7. Sh Cali Maxamuud Xasan (Wajiis), Xubin
  8. Sh Yuusuf Cali Caynte, Xubin
  9. Khadar Ismaaciil, Xubin
  10. Sucdi Daahir Diiriye, Xoghaynta Guddiga
Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts