HomeWararDhageyso:-Gudoomiyaha Aqalka Sare oo ka hadlay khilaafka Siyaasadeed ee dalka ka jira

Dhageyso:-Gudoomiyaha Aqalka Sare oo ka hadlay khilaafka Siyaasadeed ee dalka ka jira

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Cabdi Xaashi Cabillaahi Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa marka hore ka hadlay khilaafka Siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxda dowlad Goboleedyada iyo hoggaanka Sare ee dalka. Waxa uu sheegay in waqtigaan loo baahan yahay in Madaxda dowlad goboleedyada iyo Madaxda dalka in khilaafkooda Siyaasadeed xal ka gaaraan isla markaana ay midoobaan. Tani ayuu sheegay in ay meesha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cabdi Xaashi Cabillaahi Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa marka hore ka hadlay khilaafka Siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxda dowlad Goboleedyada iyo hoggaanka Sare ee dalka.

Waxa uu sheegay in waqtigaan loo baahan yahay in Madaxda dowlad goboleedyada iyo Madaxda dalka in khilaafkooda Siyaasadeed xal ka gaaraan isla markaana ay midoobaan.

- Advertisement -

Tani ayuu sheegay in ay meesha ka saareyso in cadawga Soomaaliya uusan ka faa’iieysan khilaafka u dhaxeeya labada dhinac.

Siyaasiyiinta iyo Madaxda dowladda qaarkood ayaa marwalba soo hadal qaada in laga gudbo khilaafka Siyaasadeed ee dalka ka jira si looga gudbo dhibaato hacda.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Aqalka Sare

- Advertisement -

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts