HomeWararXukuumadda Soomaaliya oo Wafdi u direysa Sudaan kana jawaabtay Cabashada Dhaawacyadii la...

Xukuumadda Soomaaliya oo Wafdi u direysa Sudaan kana jawaabtay Cabashada Dhaawacyadii la geeyay dalkaas

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Tan iyo markii in ka badan 30 ruux oo ku dhaawacmay qarixii zoobe ay dowladda Qatar u qaaday dalka sudan waxaa soo baxayay cabasho ku aadan in aysan dhawacyadaas helin daryeel Daryeel Caafimaad. Cabashadaas ayaa waxaa la sheegay in ay jawaab ka bixisay xukuumadda Soomaaliya isla markaana xalin arintas uu dalka Sudan Maanta u aadayo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Tan iyo markii in ka badan 30 ruux oo ku dhaawacmay qarixii zoobe ay dowladda Qatar u qaaday dalka sudan waxaa soo baxayay cabasho ku aadan in aysan dhawacyadaas helin daryeel Daryeel Caafimaad.

Cabashadaas ayaa waxaa la sheegay in ay jawaab ka bixisay xukuumadda Soomaaliya isla markaana xalin arintas uu dalka Sudan Maanta u aadayo Ra’uusul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka ayaa sii joogo doona dalka Sudan ilaa xal laga gaarayo dhaawacyadii dowladda Qatar ay ka qaaday Muqdisho oo ay geysay dalkaas kuwaas oo la sheegay in ay heestaan Daryeel la’aan Caafimaad.

Dhaawacyadaas ayaa laba Maalin ka hor loo qaaday dalka Suudan kadib markii dowladda Qatar oo balan qaaday in ay bixineyso Dhaqaalaha ku baxaya ay dalkeeda ka weysay Isbitaalkii la seexin lahaa ama lagu daweyn lahaa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts