HomeWararDhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo jawaab ka bixineysa qarixii ka dhacay Isgoyska Zoobe

Dhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo jawaab ka bixineysa qarixii ka dhacay Isgoyska Zoobe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxwenaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dhacdadii ka dhacday 14 Bishaan Zoobe ay tahay mid Shacabka Soomaaliyeed asyan iloobi doonin isla markjaan ay tahay maalin Madow. Waxa uu sheegay Madaxweynaha in Dowladda Soomaaliya ugu talo gashay Musiibadaas 14 Milyan kuwaas oo lagu xanaaneynayo Agoontii ay ka tageen Waalidiinta ku geeriyooday qaraxaas. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxwenaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dhacdadii ka dhacday 14 Bishaan Zoobe ay tahay mid Shacabka Soomaaliyeed asyan iloobi doonin isla markjaan ay tahay maalin Madow.

Waxa uu sheegay Madaxweynaha in Dowladda Soomaaliya ugu talo gashay Musiibadaas 14 Milyan kuwaas oo lagu xanaaneynayo Agoontii ay ka tageen Waalidiinta ku geeriyooday qaraxaas.

- Advertisement -

Isaga oo sii hadlayay waxa uu sheegay in sidoo kale dowladda Soomaaliya ay weerarkaas ka jawaabi doonto Dhalinyarada Soomaaliyeedna looga baahan yahay in ay ka qeyb qaataan la dagaalanka Al-Shabaab sida uu hadalka u dhigay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Soomaaliya

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts