HomeWararHowlgal saakay ka socda Gudaha degmada Afgooye ee Shabeellaha Hoose

Howlgal saakay ka socda Gudaha degmada Afgooye ee Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidamada Maamulka degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa xalay ilaa saakay Gudaha degmadaas  waxa ay ka wadaan howlgallo kala duwan. Howlgalkaan ayaa ka dambeeyay kadib markii xalay Magaalada afgooye lagu dilay Nabadoon lagu Magacaabi jiray Duraan Axmed Cali,iyada oo kooxdii ka dambeysay dilkiisa ay Goobta ka baxsadeen. Taliyaha Saldhiga degmada Afgooye oo Dalsan la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Maamulka degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa xalay ilaa saakay Gudaha degmadaas  waxa ay ka wadaan howlgallo kala duwan.

Howlgalkaan ayaa ka dambeeyay kadib markii xalay Magaalada afgooye lagu dilay Nabadoon lagu Magacaabi jiray Duraan Axmed Cali,iyada oo kooxdii ka dambeysay dilkiisa ay Goobta ka baxsadeen.

- Advertisement -

Taliyaha Saldhiga degmada Afgooye oo Dalsan la hadlay ayaa sheegay in howlgalladaan ay ku baadi goobayaan dadkii ka dambeeyay dilka Nabadoonka,islamarkaana ay soco doonaan.

Maalmihii la soo dhaafay degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose ammaankeeda ayaa ahaa mid faraha ka sii baxayay,iyada oo laba cisho oo isku xigto weerar lagu soo qaaday

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts