HomeWararDhageyso:-Ra'iisul Wasaare kheyre"taliyayaasha ayaa Masuul ka noqon doona wixii ka dhaca Xabsiga...

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare kheyre”taliyayaasha ayaa Masuul ka noqon doona wixii ka dhaca Xabsiga Dhexe”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xasan Cali Kheyre ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta booqday Xabsiga dhexe ee Muqdishgo ayaa sheegay in Xabsigaas uu yahay halkii laga heli lahaa Cadaalada. Waxa uu sheegay in Cadalada ay tahay mid ugu miihimsan ee dadka Soomaaliyeed,islamarkaana Xabsiga uu yahay halkii Cadaalada laga heli lahaa balse aysan heyn halkii dhibaatada laga soo abaabulay. Saraakiisha Xabsiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xasan Cali Kheyre ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta booqday Xabsiga dhexe ee Muqdishgo ayaa sheegay in Xabsigaas uu yahay halkii laga heli lahaa Cadaalada.

Waxa uu sheegay in Cadalada ay tahay mid ugu miihimsan ee dadka Soomaaliyeed,islamarkaana Xabsiga uu yahay halkii Cadaalada laga heli lahaa balse aysan heyn halkii dhibaatada laga soo abaabulay.

- Advertisement -

Saraakiisha Xabsiga dhexe ayuu u sheegay in iyagu ay masuul ka yihiin waxkasta ee ka dhaca Gudaha Xabsiga Dhexe,islamarkaana ay masuul ka yihiin.

 

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaaraha

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts