HomeWararDhageyso:-Galmudug oo beenisay Warka soo baxay Janaraal Galaal

Dhageyso:-Galmudug oo beenisay Warka soo baxay Janaraal Galaal

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Cadaado ee Xarunta KMg,ka ah ee Mamulka Galmudug waxaa shir Jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay Wasiirka Warfaafinta dowalad Goboleedka Galmudug Maxamuud Cismaan Masagawa,isaga oo beeniyay war ka soo baxay Janaraal Maxamed Nuur Galaa. Janaraal Galaal oo Maanta wareysi gaar ah siiyay Radio Dalsan Xaruntiisa Muqdisho ayaa sheegay in wadahadalo u socday madaxda Maamulka Galmudug iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Cadaado ee Xarunta KMg,ka ah ee Mamulka Galmudug waxaa shir Jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay Wasiirka Warfaafinta dowalad Goboleedka Galmudug Maxamuud Cismaan Masagawa,isaga oo beeniyay war ka soo baxay Janaraal Maxamed Nuur Galaa.
Janaraal Galaal oo Maanta wareysi gaar ah siiyay Radio Dalsan Xaruntiisa Muqdisho ayaa sheegay in wadahadalo u socday madaxda Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna ay ka soo baxeen qodobo xal u noqonkara dhibaatooyin ka jira deegaanada Galmudug.

Wasiirka waxa uu sheegay in warkaas uu sheegay Janaraalka ee ah in uu u xilsaaran yahay wadahadalo u dhaxeya Galmudug iyo Ahlusuna iyo waliba heshiis hordhac ah oo la gaaray uu yahay mid been abuur ah..

- Advertisement -

Sidoo kale Wasiirka ayaa soo hadal qaaday dagaalada ka socda deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Wasiirka

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts