HomeWararTaliyihii hore ee Ciiddanka Uganda ee Hawlgalka AMISOM oo dacwad kale...

Taliyihii hore ee Ciiddanka Uganda ee Hawlgalka AMISOM oo dacwad kale loo haysto

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Inkastoo Taliyahaasi, Sarreeye Guuto Michael Ondogo ay Maxkamadda Ciiddamadda Uganda sheegtay in lagu waayey dembiyaddii lagu soo oogay ayaa waxa uusan weli helin xorriyadiisa shaqsi ahaaneed. Wargeyska The Monitor ayaa maanta qoray in Taliyahaasi hore u xiran iyadoo loo haysto inuu been ka sheegay Hawlqabadkiisa muddadii uu ahaa Taliyihii Ciiddanka Uganda ee Hawlgalka AMISOM. Sarreeye […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Inkastoo Taliyahaasi, Sarreeye Guuto Michael Ondogo ay Maxkamadda Ciiddamadda Uganda sheegtay in lagu waayey dembiyaddii lagu soo oogay ayaa waxa uusan weli helin xorriyadiisa shaqsi ahaaneed.

Wargeyska The Monitor ayaa maanta qoray in Taliyahaasi hore u xiran iyadoo loo haysto inuu been ka sheegay Hawlqabadkiisa muddadii uu ahaa Taliyihii Ciiddanka Uganda ee Hawlgalka AMISOM.

- Advertisement -

Sarreeye Guuto Michael Ondogo waxaa horey loogu soo oogay inuu ku fashilmay in la jaro korontadda AMISOM ee Xeradda Tababarka Aljazeera oo la sheegay in ay isticmaali jireen dad rayid ah iyo mid ka mid Shirkadaha Isgaarsiinta ee Somalia.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts