HomeWararMadaxweynihii hore ee dalka Masar, Xusni Mubaarak oo Xabsiga la sii dayn...

Madaxweynihii hore ee dalka Masar, Xusni Mubaarak oo Xabsiga la sii dayn doono.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xusni Mubaarak oo Kacdoon Dadweyne talada looga tuuray sannadkii 2011-kii ayaa la filayaa in laga sii daayo goobta uu ku xiran yahay oo ku dhex taalla Isbitaal Milliteri. Qareenadiisa iyo ilo dhinaca Garsoorka ayaa sheegay in Madaxweynihii hore oo da’ noqday la sii dayn doono berri oo Talaado ah ama waqti dhow oo ku xiga, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xusni Mubaarak oo Kacdoon Dadweyne talada looga tuuray sannadkii 2011-kii ayaa la filayaa in laga sii daayo goobta uu ku xiran yahay oo ku dhex taalla Isbitaal Milliteri.

Qareenadiisa iyo ilo dhinaca Garsoorka ayaa sheegay in Madaxweynihii hore oo da’ noqday la sii dayn doono berri oo Talaado ah ama waqti dhow oo ku xiga, lana filayo inuu dib ugu laaban doono gurigiisa.

- Advertisement -

Xusni Mubaarak oo Dacwadiisa ugu dambaysay la qaaday  bishan ayaa waxaa laga tirtiray Dembigiui Dilka ee loo haystay.

Mubaarak waxaa sannadkii 2012-kii lagu xukumay Xabsi Daa’im, iyado olagu soo oogay dilkii 239 Dibadbaxayaal muddadii ay socdeen 16-kii maalmood ee Kacdoonka ee looga tuuray talada dalkaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, waxaa maanta oodda laga qaaday 203 Dhallinyaro oo horey uga qeyb galay Dibadbaxyo ka dhan ah Dowladda Madaxweyne C/Fataax Al-sisi.

Wakaalladda Wararka Bariga Dhexe ee MENA ayaa sheegay in dadka la sii daayey qeyb ka ahaayeen Cafis uu Madaxweynaha fidiyo dhowr bilood ka hor.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts