HomeWarar(WARBIXIN): Britain oo shaacisay inay £16 million Pound ku taageerayaan dadka ku...

(WARBIXIN): Britain oo shaacisay inay £16 million Pound ku taageerayaan dadka ku macluulsan Somalia.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Sida lagu soo daabacay Websaytka Golaha Qaxootiga Norway (NRC) waxay Dowladda Britain sheegtay inay 16 millin oo Giniga Istarliinka ku maalgelinayso dhowrka bilood ee soo socda Barnaamijka looga hortegayo Macluusha Somalia. Kharajkaasi ayaa la sheegay in lagu taageeri doono in ka badan 450,000 oo qof oo naf-badbaadin ah, kuwaasi oo loogu iibin doonto Cunto iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sida lagu soo daabacay Websaytka Golaha Qaxootiga Norway (NRC) waxay Dowladda Britain sheegtay inay 16 millin oo Giniga Istarliinka ku maalgelinayso dhowrka bilood ee soo socda Barnaamijka looga hortegayo Macluusha Somalia.

Kharajkaasi ayaa la sheegay in lagu taageeri doono in ka badan 450,000 oo qof oo naf-badbaadin ah, kuwaasi oo loogu iibin doonto Cunto iyo Biyo.

- Advertisement -

Kharajkaasi  £16 million Pound ayaa qeyb ka ah Kaalmaadda ay Hay’adda UKAid  ee ay ugu talagashay in wax loogu qabto Abaaraha iyo Macluusha ka jirta Somalia, waxayna Lacagtaasi guud ahaan dhan tahay 110 million oo Gini (£110 million Pound).

Warbixinta ayaa lagu sheegay in sida ugu dhaqsaha badan Lacagta dhan 16-ka million ee Gini loogu wareejin doono 7 Hay’addo Aan Dowli ahayn (NGO), kuwaasi oo koox ahaan uga dhex shaqeeya gudaha Somalia.

- Advertisement -

Hay’addahaasi NGO-yadda waxaa ka mid ah: Norwegian Refugee Council, Action against Hunger, Cesvi, Concern Worldwide, Danish Refugee Council, International Rescue Committee  iyo Save the Children.

Kharajkaasi ayaa la filayaa in isbuucyadda soo socda wax loogu qabto 331,000 oo qof oo lagu siinayo Taageeradda Gurmad Cunto, iyadoo in ka badan 125,000 o okalena lagu gaarsiin doono biyo nadiif oo ammaan ah.

Xaalladda Samafalka Aadminimo ee Somalia ayaa meel xun taagan, iyadoo kala bar 6.2 million oo ka mid ah 12 million ee dadka Soomaalida haysto ammaan-xumo dhinaca cuntada ah, halka 363,000 o oCarruur ahna yihiin kuwo nagafo-xumo hayso.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts