HomeWararDEG DEG :Qof isku Qarxiyey Kismaayo

DEG DEG :Qof isku Qarxiyey Kismaayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

  Wararka naga soo gaaraya magaalada Ksimaayo ayaa sheegaya in halkaas uu xaafdaa Xaaji jaamac isgoyskeeda uu ku qarxiyey qof kaligi lugeynayey .   Qofkaan oo la tuhunsanyahay inuu xirna jaakadaha qarxa waxaa loo malaynayaa inuu ku socday oo uu bartilmaameedkiisu ahaa maqaayad dad badan isugu imaanaadan xiliyada galabki oo ka ag dhaw isgoyska Xaaji […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Wararka naga soo gaaraya magaalada Ksimaayo ayaa sheegaya in halkaas uu xaafdaa Xaaji jaamac isgoyskeeda uu ku qarxiyey qof kaligi lugeynayey .

- Advertisement -

 

Qofkaan oo la tuhunsanyahay inuu xirna jaakadaha qarxa waxaa loo malaynayaa inuu ku socday oo uu bartilmaameedkiisu ahaa maqaayad dad badan isugu imaanaadan xiliyada galabki oo ka ag dhaw isgoyska Xaaji Jaamac.

 

- Advertisement -

Wali ma jiro war ka soo baxay maamulka Jubaland

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts