HomeWararNin Falastiini oo dooxay Askar Yuhuudi ah oo isagana la toogtay.

Nin Falastiini oo dooxay Askar Yuhuudi ah oo isagana la toogtay.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ninkaasi oo 26-jir ahaa ayaa la sheegay inuu Tooreey ku dhaawacy 2 Askari oo ka tirsan Boliska Yuhuudda oo ku sugnaa Bariga magaalladda Quddus-ta La-haysto. Afhayeenadda Boliska Yuhuudda, Luba Samri ayaa sheegtay in Labada Askari la dhaawacay Waarberigii hore ee saakayto. Tan iyo bishii September ee sannadkii 2015-kii, Flastiiniyiin ta waxay Tooreey ku dileen 41 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ninkaasi oo 26-jir ahaa ayaa la sheegay inuu Tooreey ku dhaawacy 2 Askari oo ka tirsan Boliska Yuhuudda oo ku sugnaa Bariga magaalladda Quddus-ta La-haysto.

- Advertisement -

Afhayeenadda Boliska Yuhuudda, Luba Samri ayaa sheegtay in Labada Askari la dhaawacay Waarberigii hore ee saakayto.

Tan iyo bishii September ee sannadkii 2015-kii, Flastiiniyiin ta waxay Tooreey ku dileen 41 qof oo Yuhuud ah, halka ay Askarta Yuhuudda toogasho ku dileen 238 qof oo Flastiiniyiin ah.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts