HomeWararMadaxweynaha Maraykanka iyo Dhaxal-sugaha Boqortooyadda Sacuudiga oo Kulan yeelan doona.

Madaxweynaha Maraykanka iyo Dhaxal-sugaha Boqortooyadda Sacuudiga oo Kulan yeelan doona.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Sida ay baahisay Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA, Ku-xigeenka Dhaxal-sugaha Boqortooyadda Sacuudiga, ahna Wasiirka Difaaca ee dalkaasi, Amiir Maxamed Bin Salmaan ayaa maanta u ambabaxay dalka Maraykanka, si uu Kulan ula soo yeesho Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump. Waa Kulankii ugu horreeyey ee uu Madaxweyne Donald Trump la yeesho Wiilka awoodda badan ku leh Saldanada Sacuudiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sida ay baahisay Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA, Ku-xigeenka Dhaxal-sugaha Boqortooyadda Sacuudiga, ahna Wasiirka Difaaca ee dalkaasi, Amiir Maxamed Bin Salmaan ayaa maanta u ambabaxay dalka Maraykanka, si uu Kulan ula soo yeesho Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump.

Waa Kulankii ugu horreeyey ee uu Madaxweyne Donald Trump la yeesho Wiilka awoodda badan ku leh Saldanada Sacuudiga ee u udhalay Boqor Salmaan Bin C/casiis.

- Advertisement -

Labada Mas’uul ayaa la filayaa inay Kulan yeeshaan maalmaha Khamiista iyo Jimcaha, iyagoo ka wada hadli doona xoojinta Xiriirka Labada Wadan, Maalgashiga,  Xiisadaha Gobalka iyo arrimo kale.

Dhinaca kale, Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin C/casiis ayaa isagana booqasho ku maraya dalka Japan, taasi oo qeyb ka ah Booqasho muddo bil ah oo uu ku marayo dalal ku yaalla Qaaradda Asia, oo lagu dhisayo Xiriirka Sacuudiga la leeyahay Caalamka.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts