HomeWararDHAGEYSO:- Nin Xaaskiisa oo 7- Caruur ah u Heysay ku Gowracay Degmada...

DHAGEYSO:- Nin Xaaskiisa oo 7- Caruur ah u Heysay ku Gowracay Degmada Guri-ceel

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka Radio Dalsan ay ka heleyso Degmada Guri-ceel ee gobolka Gal-gaduud ayaa ku waramaya in saakay degmadaasi ay ka dhacday,Dhacdo xanuun badan kadib markii nin la xanuunsanaa Cudurka dhimirka uu Tooreey ku gowracay Xaaskiisa oo u heysay Todobo Caruur ah. Dhacdadaas ayaa ka dhacday Xaafada Waabari ee degmada Guri-ceel,taasi oo xanuun ku reebaty dadkii dagaanaa degmadaasi, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Radio Dalsan ay ka heleyso Degmada Guri-ceel ee gobolka Gal-gaduud ayaa ku waramaya in saakay degmadaasi ay ka dhacday,Dhacdo xanuun badan kadib markii nin la xanuunsanaa Cudurka dhimirka uu Tooreey ku gowracay Xaaskiisa oo u heysay Todobo Caruur ah.

Dhacdadaas ayaa ka dhacday Xaafada Waabari ee degmada Guri-ceel,taasi oo xanuun ku reebaty dadkii dagaanaa degmadaasi, gabar ay Daris ahaayeen Qoys-kaasi ayaa u warantay Radio Dalsan .

- Advertisement -

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts