HomeWararAhlus-sunnah oo xukunno dil uu ku jiro ku riday xubno ka tirsan...

Ahlus-sunnah oo xukunno dil uu ku jiro ku riday xubno ka tirsan jamaacada Takfiirka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamulka gobollada Dhexe ee Ahlus-sunnah Waljamaaca ayaa ka hadlay xukun ay maxkamad ku taalla Degmada Guriceel ay ku ritay eedeysanayaal la horkeenay maxkamadaasi. Sideed eedeysane oo ay Dumar ku jiraan ayey maxakadu ku riday xukuno isugu jira Xabsi iyo Dil,waxaana Ahlus-sunnaha Dadkaasi ay ku eedeysay inay dhibaato ku hayeen Dadka,dalka iyo Diinta sida uu Radio […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka gobollada Dhexe ee Ahlus-sunnah Waljamaaca ayaa ka hadlay xukun ay maxkamad ku taalla Degmada Guriceel ay ku ritay eedeysanayaal la horkeenay maxkamadaasi.

Sideed eedeysane oo ay Dumar ku jiraan ayey maxakadu ku riday xukuno isugu jira Xabsi iyo Dil,waxaana Ahlus-sunnaha Dadkaasi ay ku eedeysay inay dhibaato ku hayeen Dadka,dalka iyo Diinta sida uu Radio Dalsan u sheegay sarkaal ka tirsan garsoorka.

- Advertisement -

Sheikh Xassan Muxumed Geyrte oo ka mid ah saraakiisha maxkamada degmada Guriceel oo wareysi gaar ah siiyey Radio Dalsan ayaa ka warmay xukunka Maxkamadaasi ay riday iyo sida uu u dhacay.

Halkaan ka dhageyso Codka.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts