HomeWararCiidamo ku baxay xiisad dagaal oo taagan iyo kulamo dhacay 

Ciidamo ku baxay xiisad dagaal oo taagan iyo kulamo dhacay 

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Taliyaha qaybta 21-aad iyo ciidamo uu hogaaminayo ayaa ku baxay deegaano hoostaga Magaalada Gaalkacyo oo maalmahan ay ka taagneed shaqaaqo u dhexeysa Maleeshiyaad kasoo kala jeeda Galmudug iyo Puntland kuwaas oo isku haya dhul daaqsimeed. Taliyaha 21-aad General Qooje iyo saraakiisha la socotay ayaa labada dhinac ugu tagey deegaanada taaroge  iyo saaxo Qurun oo dhanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha qaybta 21-aad iyo ciidamo uu hogaaminayo ayaa ku baxay deegaano hoostaga Magaalada Gaalkacyo oo maalmahan ay ka taagneed shaqaaqo u dhexeysa Maleeshiyaad kasoo kala jeeda Galmudug iyo Puntland kuwaas oo isku haya dhul daaqsimeed.

Taliyaha 21-aad General Qooje iyo saraakiisha la socotay ayaa labada dhinac ugu tagey deegaanada taaroge  iyo saaxo Qurun oo dhanka bari kaga beegan Gaalkacyo goobahaasi ayay kula kulmeen waxgaradka.

- Advertisement -

Saraakiisha Ciidanka ayaa waxgaradka labada dhinac kala hadlay sidii loo joojin lahaa Colaada taagan, isla markaana wax kasta oo jira lagu dhameyso wadahadal.

Ciidamada milatariga qaybta 21-aad ee ka howlgala Galmudug ayaa inta badan kala dhex gala maleeshiyaadka ku dagaalama deegaanada Galmudug,  iyadoo haatan ku kala dhex jiraan beelo ku dagaalamey deegaano ka tirsan Wuqooyiga Gobolka Galgaduud.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts