HomeWararDowladda oo wada qorshe Gobolada dalka looga hirgelinayo Xarumo karantiil

Dowladda oo wada qorshe Gobolada dalka looga hirgelinayo Xarumo karantiil

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xali Khayre ayaa xalay  guddoomiyey shirka joogtada guddiga qaran ee xakameynta cudurka faafa ee Coronavirus, Ugu horreyn Ra’iisul wasaaraha ayaa warbixin ku aadan xaaladihii ugu dambeeyey ee Covid-19 ka dhageystay xubnaha guddiga, maadaama uu ka sii darayo xanuunka. Sidoo kale inta uu socday kulanka ayaa waxaa looga dooday qorshe […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xali Khayre ayaa xalay  guddoomiyey shirka joogtada guddiga qaran ee xakameynta cudurka faafa ee Coronavirus,

Ugu horreyn Ra’iisul wasaaraha ayaa warbixin ku aadan xaaladihii ugu dambeeyey ee Covid-19 ka dhageystay xubnaha guddiga, maadaama uu ka sii darayo xanuunka.

- Advertisement -

Sidoo kale inta uu socday kulanka ayaa waxaa looga dooday qorshe dhammaan goboladda dalka looga hirgelinayo Xarumo caafimaad oo lagula tacaalo faafitaanka Cudurka COVID-19.

Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Guddiga Qaran ee Cudurka ayaa sheegay in muhiim ay tahay in si sare loo qaado bed-qabka ummadda iyo yareynta saameynta uu Cudurkaani oo bulshada ku yeelnayo.

Tirada xaaladaha COVID-19 ee xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaan gelisay ayaa gaartay 997 waxaa bogsootay 110 Ruux. 48 ruux oo kale ayaa u geeriyooday.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts