HomeWararDeg Deg: Tiro Madaafiic Ah oo Ku Dhacday Agagaarka Madaxtooyada iyo...

Deg Deg: Tiro Madaafiic Ah oo Ku Dhacday Agagaarka Madaxtooyada iyo KM4

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Waxa Maanta ku dhacay Tiro Madaafiic ah Agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya iyo isgoyska KM4 ee Magaaladda Muqdisho. Madaafiic gaareysa Toddobo Madfac ayaa ku soo dhacday Magaaladda Muqdisho. Seddax ruux ayaa ku dhaawacmatay madaaficdaasi. dhismooyinka safaarada Jabuuti ee Muqdisho iyo Wasaarada Maaliyada Soomaaliya ayaa waxyeelo ay ka soo gaartay madaafiicda. Ciidamo gaar ah oo ka tirsan dowladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxa Maanta ku dhacay Tiro Madaafiic ah Agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya iyo isgoyska KM4 ee Magaaladda Muqdisho.

Madaafiic gaareysa Toddobo Madfac ayaa ku soo dhacday Magaaladda Muqdisho.

- Advertisement -

Seddax ruux ayaa ku dhaawacmatay madaaficdaasi.

dhismooyinka safaarada Jabuuti ee Muqdisho iyo Wasaarada Maaliyada Soomaaliya ayaa waxyeelo ay ka soo gaartay madaafiicda.

Ciidamo gaar ah oo ka tirsan dowladda soomaaliya ayaa loo daabulay goobta iyadoona halkaasi ay ka sameeyeen howlgal.

- Advertisement -

Ilaa iyo iminka wax war ah kama aysan soo bixi howlgalka ciidamada ay halkaasi ka sameeyeen  mana jirto cid sheegatay masuuliyada madaaficdaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts