HomeWararDadkii ku Dhintay weeraradii al shabab ee Dalka kenya Sanadkii 2014 oo...

Dadkii ku Dhintay weeraradii al shabab ee Dalka kenya Sanadkii 2014 oo Lasoo Saaray.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Booliska Dalka Kenya ayaa sheegay in weeraradii Al Shabab ee sanadkii 2014, ay ku geeriyoodeen 173 ruux, oo dhamaantoda iskugu jira qeybaha kala duwan ee bulshada. warbixinta ayaa sidoo kale sheegeysa in tirada geerida sanadkii 2014, ay ka badan tahay marka la isku geeyo seddexdii sano ee lasoo dhaafay. dhimashada werarada xagjirnimada quseya, ee dalkasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Booliska Dalka Kenya ayaa sheegay in weeraradii Al Shabab ee sanadkii 2014, ay ku geeriyoodeen 173 ruux, oo dhamaantoda iskugu jira qeybaha kala duwan ee bulshada.

warbixinta ayaa sidoo kale sheegeysa in tirada geerida sanadkii 2014, ay ka badan tahay marka la isku geeyo seddexdii sano ee lasoo dhaafay.

- Advertisement -

dhimashada werarada xagjirnimada quseya, ee dalkasi ka dhacay sanadkii 2014, ayaa labada jibaar ka badan sanadkii 2013, waxaana sidoo kale ku jiray sanadkaasi werarkii lagu qabsaday Xaruunta loo tukaameysi tago ee Nairobi, westgate Mall.

Booliska kenya, ayaa waxaa ay dhanka kale sheegeen in 312 ruux ay Xarakada Al Shabab, ay dalkasi ku dileen tan iyo sanadkii 2012, halka ay dhaawaceen 779 ruux.

Magalooyinka Nairobi, Mombasa, Garissa, Mandera and Wajir ayaa waxaa ay ka mid yihiin meelihii ugu badanaa ee ay ka dhaceen werarada intii udhexeysay sanadihii 2012 ilaa 2014.

- Advertisement -

Al shabab, ayaa waxaa ay shegeen in ay goosteen in ay dalka kenya ay ka fulinayaan weraro wixii ka danbeysay markii dowlada kenya ay ciidamo ay usoo dirtay dalka Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts