HomeWararGudoomiyaha Degmada Hodan oo Dalsan u xaqiijiyay Geerida Injineer Turkiga U Shaqeyn...

Gudoomiyaha Degmada Hodan oo Dalsan u xaqiijiyay Geerida Injineer Turkiga U Shaqeyn Jiray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Gudoomiyaha Degmada Hodan ee Gobolka Banadir C/qaadir Cali Kulane oo Wareysi gaar ah siiyay Radio Dalsan ayaa xaqiijiyay Geerida Injineer Soomaali ah oo la shaqeynayay shirkad Dhismo oo laga leeyahay Dalka Turkiga. Gudoomiyaha waxa uu sheegay in marka hore in Injineerka uu dhaawac halis ah uu ka soo gaaray Qaraxa loogu xeray Gaarigiisa. Gaariga waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Degmada Hodan ee Gobolka Banadir C/qaadir Cali Kulane oo Wareysi gaar ah siiyay Radio Dalsan ayaa xaqiijiyay Geerida Injineer Soomaali ah oo la shaqeynayay shirkad Dhismo oo laga leeyahay Dalka Turkiga.

Gudoomiyaha waxa uu sheegay in marka hore in Injineerka uu dhaawac halis ah uu ka soo gaaray Qaraxa loogu xeray Gaarigiisa.

- Advertisement -

Gaariga waxa uu kula qarxay Degmada Hodan ee Magaaladda Muqdisho.

Ciidamadda Dowladda Waxa ay halkasi ka bilaabeen Baaritaano Xoogan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts