HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta La Kulmay Danjiraha Dalka Holland U Fadhiya...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta La Kulmay Danjiraha Dalka Holland U Fadhiya Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta la kulmay Danjiraha Netherlands u fadhiya Dalka Soomaaliya Danjire Joost Reintjes. Madaxweynaha ayaa kala Hadlay Danjiraha Holland Xiriirka ka dhaxeeya Labada Wadan. Arrimaha Maalgashiga ayay sido kale ka hadleen labada Masuul iyadda oo uu Madaxweyne Xasan Sheekh uu sheegay in Holland ay Maalgashan karto Dalka,Dowladiisana ay soo dhaweyneyso.  

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta la kulmay Danjiraha Netherlands u fadhiya Dalka Soomaaliya Danjire Joost Reintjes.

Madaxweynaha ayaa kala Hadlay Danjiraha Holland Xiriirka ka dhaxeeya Labada Wadan.

- Advertisement -

Arrimaha Maalgashiga ayay sido kale ka hadleen labada Masuul iyadda oo uu Madaxweyne Xasan Sheekh uu sheegay in Holland ay Maalgashan karto Dalka,Dowladiisana ay soo dhaweyneyso.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts