HomeWararDowladda Kenya oo Derbi Ku Dhiseysa Xadka Kala Qeybiya Soomaaliya iyo Kenya

Dowladda Kenya oo Derbi Ku Dhiseysa Xadka Kala Qeybiya Soomaaliya iyo Kenya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dowlada Kenya ayaa waxaa ay dheseysaa derbi u dhexeya dalalka Kenya iyo Somaliya, gaar ahan dhinaca Jaziirada Lamu, si amaanka sare loogu qaado. Gudoomiyaha Gobolka Lamu, ee dalka Kenya Issa Timamy, ayaa shegay in derbigaas uu dowlada ka caawin doono ka hortagida dadka sida sharci darada ugu gudba Kenya. “ waxaa aaminsanahay in qorshahaan dhismaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowlada Kenya ayaa waxaa ay dheseysaa derbi u dhexeya dalalka Kenya iyo Somaliya, gaar ahan dhinaca Jaziirada Lamu, si amaanka sare loogu qaado.

Gudoomiyaha Gobolka Lamu, ee dalka Kenya Issa Timamy, ayaa shegay in derbigaas uu dowlada ka caawin doono ka hortagida dadka sida sharci darada ugu gudba Kenya.

- Advertisement -

“ waxaa aaminsanahay in qorshahaan dhismaha derbiga uu sida ugu dhaqsiyaha badan uu u hirgalayo, waxaana rajeynayaan in barnaamijkaan uu dhaman doono dhamaadka Sanadkan” ayuu usheegay Mr Timamy warbaahinta Gobolka Lamu.

Dhawan ayaa ciidanka amaanka Jaziirada Lamu, waxaa ay deganka Kamboni ay ka qab qabteen dad kasoo gudbay xadka somaliya kuwaasoo doonayay in ay si sharci daro ay ku galaan Kenya. Arintaan ayaa waxaa ay ku soo aadeysaa iyadoo 24-tankii saac ee lasoo dhaafay ciidanka amaanka dalka Kenya lagaliyay heegan si loogu feejignaado werarada Al Shabab, madaama ay soo saareen Fiidiyoow muujinayay in ay weerari doonaan dalalka Canada, Mareykanka iyo Ingiriiska.

Dowlada Kenya ayaa waxaa ay ka mid tahay wadamada ciidankooda Nabad illaalin ujooga gudaha somaliya, kuwaasoo la dagalama Xarakada Al Shabab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts