HomeWararDhageyso:-Cabduweli Muudeey”Jawaari iyo Mahad Cawad Sharciga ayey jebiyeen ee tallaabo Sharci ah...

Dhageyso:-Cabduweli Muudeey”Jawaari iyo Mahad Cawad Sharciga ayey jebiyeen ee tallaabo Sharci ah halaga qaado”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Cabduweli Ibraahim Muudeey oo shir jaraa’id ku qabtay M/Muqdisho ayaa ka hadlay Shaqaaqadii Maanta ka dhacday Xarunta Golaha Shacabka ee sababtay in uu kulanka baaqdo. Shirka Jaraa’id ayaa waxa uu ku sheegay in Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo kuxigeenkiisa 2aad in ay ku xadgudbeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Cabduweli Ibraahim Muudeey oo shir jaraa’id ku qabtay M/Muqdisho ayaa ka hadlay Shaqaaqadii Maanta ka dhacday Xarunta Golaha Shacabka ee sababtay in uu kulanka baaqdo.

Shirka Jaraa’id ayaa waxa uu ku sheegay in Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo kuxigeenkiisa 2aad in ay ku xadgudbeen Xeer hoosaadka Barlamaanka iyo Dastuurka dalka u degsan.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay labadaasi masuul ay ciidamo xoog leh geeyeen Xarunta Golaha Shacabka,isla markaana ay xoog kula wareegeen,iyaga oo qalqal geliyay Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka in gudoomiye Jawaari oo uu mooshinka ka yaallo iyo kuxigeenkiisa 2aad Mahad Cabadala Cawada in ay sharcigii hareer mareen loona baahan yahay in tallaabo Sharci ah laga qaado.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabduweli Ibraahim Muudeey.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts