HomeWararTaliyayaasha Ciidamada oo shaaciyey cida ka dambeysa baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

Taliyayaasha Ciidamada oo shaaciyey cida ka dambeysa baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Shir jaraa’id oo Muqdisho ay siwadjir ah ugu qabteyn taliyayaasha ciidamada Nabadsugida,Booliska,Asluubta iyo Xoogga dalka ayaa waxa ay kaga hadleen Shaqaaqadii Maanta ka dhacday Xarunta Golaha Shacabka Soomaaliya. Taliyayaasha ayaa waxa ay sheegeen in kulankii golaha Shacabka ee maanta uu u baaqday sababo la xiriira in ciidamo ay wateen Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shir jaraa’id oo Muqdisho ay siwadjir ah ugu qabteyn taliyayaasha ciidamada Nabadsugida,Booliska,Asluubta iyo Xoogga dalka ayaa waxa ay kaga hadleen Shaqaaqadii Maanta ka dhacday Xarunta Golaha Shacabka Soomaaliya.

Taliyayaasha ayaa waxa ay sheegeen in kulankii golaha Shacabka ee maanta uu u baaqday sababo la xiriira in ciidamo ay wateen Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo ku xigeenkiisa 2aad ay qabsadeen Xarunta Baarlamaanka.

- Advertisement -

Waxa ay sheegeen in ciidamada ay wateen labadaasi masuul ay ahaayeen Milateri iyo kuwo dharcad ah oo aan la aqoon halka ay ka yimaadeen,isla markaana aan ka mid aheyn talisyada ciidamada.

Ugu dambeyn waxa ay sheegeen in baaritaan dhab ah ku sameyn doonaan halka ay ka tirsanaayeen ciidamadii ay wateen gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo kuxigeenkiisa 2aad Mahad Cabdala Cawad.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts