HomeWararXildhibaan Mahad Salaad”Waxaa qabsaday Xarunta Baarlamaanka Ciidamada uu tababaray Mareykanka waana dacweyneynaa”

Xildhibaan Mahad Salaad”Waxaa qabsaday Xarunta Baarlamaanka Ciidamada uu tababaray Mareykanka waana dacweyneynaa”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Weli waxaa isjiid jiida badan uu ka taagan yahay xarunta Golaha Shacabka ee Magalada muqdisho halkaas oo maanta lagu balansanaa in uu ka dhaco kulanka caadiga ahaa ee Golaha Shacabka Soomaaliya balse u muuqdo mid fashilmay. Banaanka Xarunta Golaha Shacabka ayaa haatan waxaa ku sugan xildhibaanadii mooshinka ka gudbiyey gudoomiye Jawaari iyo kuwa ka soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Weli waxaa isjiid jiida badan uu ka taagan yahay xarunta Golaha Shacabka ee Magalada muqdisho halkaas oo maanta lagu balansanaa in uu ka dhaco kulanka caadiga ahaa ee Golaha Shacabka Soomaaliya balse u muuqdo mid fashilmay.

Banaanka Xarunta Golaha Shacabka ayaa haatan waxaa ku sugan xildhibaanadii mooshinka ka gudbiyey gudoomiye Jawaari iyo kuwa ka soo horjeeda,kuwaas oo Warbaahinta u sheegaya in Xarunta Golaha Shacabka ay Ciidamo la wareegeen.

- Advertisement -

Xildhibaanada mooshinka ka keenay Jawaari ayaa waxa ay sheegeen in xarunta golaha Shacabka ay la wareegeen Ciidamo ay wataan gudoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenkiisa 2aad.

Dhinaca kale xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah xildhibaanada ka soo horjeeda mooshinka Jawaari ayaa isna waxa uu sheegay in maanta uu kulanka baarlamaanka ka furmi waayay xukuumadda,isla markaana ay Ciidamo u soo dirtay kuwaas oo la wareegay.

“Runtii Xarunta Golaha waad arkeysaan waa lala wareegay anaga hadda banaanka ayaan joognaa marka in indhaha leystiro maaha,waan nasiibdarro ah in Ciidamaddii DANAB ee Garoonka Bali-doogle ku sugnaa Mareykanka uu tababaray in Xarunta Baarlamaanka lagu soo weeraro,dacwadaasna Mareykanka ayaan u gudbineynaa ayuu yiyi Xildhibaan Mahad Salaad”

- Advertisement -

Weli xaalad kacsanaan ah ayaa ka taagan Xarunta Golaha Shacabka,waxana xildhibaanada hadba dhinacba dhinaca kale uu ku eedeynayo in Xaruntii Golaha Shacabka lala wareegay.

Goordhow la socda Codka Xildhibaan Mahad Salaad.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts