HomeBarnaamijyadaMaxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland?

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland?

Date:

Related stories

Dhageyso Qeybta 3aad Barnaamij Ku Saabsan Dhibaatooyinka Guurka Caruurta.04/04/2022

Kusoo dhawaada dhageysatayaal qeybtii 1aad ee Barnaamijka Garaadso oo...

Dhageyso: Qeybta 2aad Barnaamij Ku Saabsan Dhibaatooyinka Guurka Caruurta. 02/04/2022

Kusoo dhawaada dhageysatayaal qeybtii 2aad ee Barnaamijka Garaadso oo...

Dhageyso: Qeybta Afaraad Sheeko ku saabsan dhibaatada Tahriibka 16/02/2022

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan...

Madaxweyne Ku-xigeenka dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan, kaasi oo ka dhacay Magaalada Kismaayo. Ugu horayn Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka ayaa ka warbixisay halka ay marayaan dadaalada wax lagaga qabanayo abaaraha ka jira qeybo badan oo Jubaland kamid ah, iyadoo wasaaradu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Ku-xigeenka dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan, kaasi oo ka dhacay Magaalada Kismaayo.

Ugu horayn Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka ayaa ka warbixisay halka ay marayaan dadaalada wax lagaga qabanayo abaaraha ka jira qeybo badan oo Jubaland kamid ah, iyadoo wasaaradu ay sharaxaad ka bixisay qorshayaasha ay u dajisay gurmadka loo samaynayo dadka abaaraha ay sameeyeen.

- Advertisement -

Wasaaradda Xanaanada xoolaha ayaa sheegtay in xoolo ku dhow  sadex kun oo neef inay u dhinteen abaarta iyo xanuuno aan la garanaynin oo ka jira deegaanka.

Wasaaradda qorshaynta iyo xidhiidhka Caalamiga ah ayaa sheegtay in dhawaan la bilaabayo howlaha lagu samaynayo biyo xireeno iyo howlo lagaga hortagayo fatahaadaha uu sameeyo wabiga Juba.

Ugu danbayntii Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha ayaa sheegtay in dhawaan la bilaabayo mashruux shaqo abuur loogu samaynayo dadka uu sameeyay ayaxa ku habsaday qeybo kamid ah Jubaland, iyadoo qeybta ugu horaysa lagu bilaabayo todobo iyo toban kun oo qoys si hordhac ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts