HomeWararMUQDISHO : Ciidamada Bile Afdheere Iyo Booliska oo saacad ku dagaalamayey Wadajir

MUQDISHO : Ciidamada Bile Afdheere Iyo Booliska oo saacad ku dagaalamayey Wadajir

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Sida uu Radio Dalsan u sheegay Wariye Mucaawiye oo ka ag dhaw saga uu dagaalka ka socio ciidamo ka amar qaata Bile Af dheere oo ah sarkaal milltary iyo boolis baarid ka waadt aaga aya dagaaalamay Sida warku asheegayo Booliska ayaa isku dayey iney baaraan  guriga sarkaalka la weerarey waxaana warku wararku waxay sheegayaa in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sida uu Radio Dalsan u sheegay Wariye Mucaawiye oo ka ag dhaw saga uu dagaalka ka socio ciidamo ka amar qaata Bile Af dheere oo ah sarkaal milltary iyo boolis baarid ka waadt aaga aya dagaaalamay

Sida warku asheegayo Booliska ayaa isku dayey iney baaraan  guriga sarkaalka la weerarey waxaana warku wararku waxay sheegayaa in uu diiday baaritaan dhanka gurigiisa ah sidaa darteed ayaa keentay isku dhaca laba ciidan

- Advertisement -

Saacad ka badan ayu  dagaalka socday waxaana jira khasaare labada dhianc sida Mucaawiye so sheegay

Warark ayaa intaasi waxay ku darayaan in uu si deg deg ah ukala dhexgaley labada ciidan gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar filish xaalka goobta lagu dagaalamey ayaa ah hada mid degan waxaa ku sugan goobta duqa magaalada muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts