HomeWareysiyadaDhageyso:-Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Sh/Hoose oo loo xiray Dhuxul laga dhoofinayey Dekada...

Dhageyso:-Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Sh/Hoose oo loo xiray Dhuxul laga dhoofinayey Dekada Baraawe

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Ka dib markii 23-kii Bishii June ee Sanadkaan uu xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir uu soo saarey qoraal uu uga digayey Ganacsatada iyo cidwalba  dhoofinta dhuxusha iyo jarista dhirta ayaa waxaa loo xir xiray Masuuliyiin Heer Gobol iyo Heer degmo. Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in Xubno uu horkacayey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ka dib markii 23-kii Bishii June ee Sanadkaan uu xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir uu soo saarey qoraal uu uga digayey Ganacsatada iyo cidwalba  dhoofinta dhuxusha iyo jarista dhirta ayaa waxaa loo xir xiray Masuuliyiin Heer Gobol iyo Heer degmo.

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in Xubno uu horkacayey ay tageen degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose si ay baaritaan ugu sameeyeen dhuxul dekada Magaaladaas laga dhoofinayey,isla markaana ay mas’uuliyiin u xir xireyn.

- Advertisement -

“Xubno aan la socday ayaa gaarey Baraawe si aan u xaqiijino in laga hortago dhuxul la doonayey in laga dhoofiyo dekada Baraawe,waxana ku guuleysaney in Baraawe aan dhuxul laga dhoofin,isla markaana aan soo xir xirnay masuuliyiin Gobolka shabeellaah hoose iyo maamulka degmada ka tirsan welina dhuxushii aan joojinay weey taallaa ayuu yiri xeer ilaaliyaha Qaranka.

Sidoo kale Xeer ilaaliyaha Qaranka oo sii hadlayey ayaa waxa uu sheegay in uu weli jiro culeys ku saabsan sidii looga hortegi lahaa jarista dhirta iyo dhoofinta dhuxusha,taasina ay sabab u tahay arrimaha amniga iyo deegaanada qaar oo weli aysan dowladu gaarin.

Waxa uu sheegay in Al-Shabaab iyo AMISOM ay ku lug leeyihiin dhoofinta dhuxusha kana macaashaan,iyaga oo garab ka helaya Ganacsato sida uu hadalka u dhigay,.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Xeer Ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts