HomeWararWaalidiin Soomaali ku nool dalka Britain oo lagala wareegay Carruur ay dhaleen

Waalidiin Soomaali ku nool dalka Britain oo lagala wareegay Carruur ay dhaleen

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

4 carruur Soomaali British ah ayaa la sheegay inay Waalidkooda ku dacweeyeen inay ku khasbeen inay daawadaan Muuqaalo Video ah oo ay Kooxda Daacish qoorta kaga jareen La-haystayaal ah. Carruurtaasi oo da’doodu kala ahayd 10-jir, 14-jir, 16-jir iyo 18-jir ah ayaa la rumeysan yahay in lagu wareejiyo Hay’addaha daryeela Carruurta ee dalkaasi. Gabadha ugu weyn […]

- Advertisement -

4 carruur Soomaali British ah ayaa la sheegay inay Waalidkooda ku dacweeyeen inay ku khasbeen inay daawadaan Muuqaalo Video ah oo ay Kooxda Daacish qoorta kaga jareen La-haystayaal ah.

Carruurtaasi oo da’doodu kala ahayd 10-jir, 14-jir, 16-jir iyo 18-jir ah ayaa la rumeysan yahay in lagu wareejiyo Hay’addaha daryeela Carruurta ee dalkaasi.

Gabadha ugu weyn Carruurtaasi ayaa la sheegay inay la xiriirtay Laynka Telefoonka ee u gaarka ah Carruurta (Childline), isla markaana ay Saraakiisha u sheegtay in Waalidkooda u diideen inay Iskuuladda aadaan, kuna khasbaan inay daawadaan Muuqaalladda  Qoor-goynta ee Kooxda Daacish.

Garsoorayaasha Maxkamadda Sare ee UK ayaa sheegay inay Carruurta ku dacwoodeen inay Waalidkooda taageeraan Kooxha Xag-jirka, gaar ahaan Hoggaamiyaha Kooxda Daacish, Abu Bkaar Albaqdaadi.

Waalidiinta la soo eedeeyey oo ka soo hor muuqday Maxkamadda Sare ee dalkaasi waxay si kulul u beeniyeen arrimtaasi.

Dhinaca kale, Haweeneyda lagu magacaabo Dame Esther Rantzen oo  asaastay Childline ayaa sheegtay inay la wareegeen Daryelka Carruurtaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts