HomeWararDhageyso:-Gudoomiye Jawaari“Hadii la yiraa Jawaari ayaa wax qabsaday waxay la mid tahay...

Dhageyso:-Gudoomiye Jawaari“Hadii la yiraa Jawaari ayaa wax qabsaday waxay la mid tahay Farmaajo ayaa qabsaday Madaxtooyada”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari aya muqdisho ku qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlayay eedeyntii loo jeediyey ee aheyd in Ciidamo taabacsan ay la wareegeen Xarunta Golaha Shacabka. Jawaari ayaa shirkiisa jaraa’id ku sheegay in aysan jirin wararka laga sheegayo ee ah in ciidamadiisa ay Xarunta Baarlaamanka la wareegeen. “Runtii warkaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari aya muqdisho ku qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlayay eedeyntii loo jeediyey ee aheyd in Ciidamo taabacsan ay la wareegeen Xarunta Golaha Shacabka.

Jawaari ayaa shirkiisa jaraa’id ku sheegay in aysan jirin wararka laga sheegayo ee ah in ciidamadiisa ay Xarunta Baarlaamanka la wareegeen.

- Advertisement -

“Runtii warkaas waxba kama jiraan ciidamadeyda waa 11 Askari oo dharcad ay qeyb ka yihiin mana qabsan karaan Xarunta baarlamaanka aniga ayaaba leyga celiyay in an soo galo Xarunta,ilaaladeyda waa leyga reebay oo waxaa leygu yiri Wasiirka Amniga ayaa amray in ilaalada lagaa reebo goormee wax qabsanayaa waxab kama jiraan eedeyntaas ayuu yiri Gudoomiye Jawaari”

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts