HomeWararSawirro:-Ciidamada Ilaalada Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo qabtay Nin ay ka shakiyeen

Sawirro:-Ciidamada Ilaalada Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo qabtay Nin ay ka shakiyeen

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa Caawa qabtay nin ay ka shakiyeen kaas oo markii baaritaan lagu sameeyay laga helay Cirbad xili waayadaan ay taagneyd cabsi ku aadan in ay jiraan dad dadka kale ku duraya Cirbad Cudurka HIV AIDS ah. Ninkaan ayaa isaga oo Caawa la joogo Carruur yar yar ayaa waxaa ka shakiyey Ciidamo ilaalo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa Caawa qabtay nin ay ka shakiyeen kaas oo markii baaritaan lagu sameeyay laga helay Cirbad xili waayadaan ay taagneyd cabsi ku aadan in ay jiraan dad dadka kale ku duraya Cirbad Cudurka HIV AIDS ah.

Ninkaan ayaa isaga oo Caawa la joogo Carruur yar yar ayaa waxaa ka shakiyey Ciidamo ilaalo ka hayey Xarunta Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya kuwaas oo baaritaan ku sameeyey.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan laamaha amniga Soomaliya ayaa waxa ay sheegeen in baaritaan kadib Ninkaan laga helay Cirbado uu qarinayey oo ilaa iyo hadda waxa uu ku wado aan la ogeyn,isla markaana markii Su’aalo dhowr ah la weeydiiyey uu kala hadlay.

Masuuliyin ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir oo ay ugu horeysay gudoomiyaha degmada Boondheere ayaa gaartay goobta,si ay qeyb uga noqdaan baaritaankaas.

Qabashada Ninkaan ayaa ku soo aadeysa xili maal maahaan Shacabka Muqdisho ay cabsi iyo walwal ka qabeen Haweeney la sheegay mudo todobaadyo ah ka hor in Darawal Mooto Bajaaj ay cirbad Cudurka HIV AIDS ku durtay.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts