HomeWararFaah faahin Haweeney Caawa lagu dilay Degmada Hurwaa ee G/Banaadir

Faah faahin Haweeney Caawa lagu dilay Degmada Hurwaa ee G/Banaadir

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil  Caawa fiidkii ay Kooxo ku hubeysnaa Bustoolado qeybo ka mid ah degmada Hurwaa ee gobolkan Banaadir ugu geysteen  Haweeney ka mid aheyd Maamulka degmada Hurwaa. Haweeneyda la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Canab Cabdquaadir Daahir,waxana la sheegay in aheyd Madaxa  Nadaafadda Waaxda Barwaaqo ee degmada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil  Caawa fiidkii ay Kooxo ku hubeysnaa Bustoolado qeybo ka mid ah degmada Hurwaa ee gobolkan Banaadir ugu geysteen  Haweeney ka mid aheyd Maamulka degmada Hurwaa.

Haweeneyda la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Canab Cabdquaadir Daahir,waxana la sheegay in aheyd Madaxa  Nadaafadda Waaxda Barwaaqo ee degmada Hurwaa,iyada oo dadkii ka dambeeyey dilkaas ay baxsadeen.

- Advertisement -

Dilka kadib ayaa waxaa goobta gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya kuwaas oo sameeyey howlgallo baariatano ah wallow aysan ku guuleysan in ay gacanta ku dhigaan dadkii falka dilka ah geystay.

Waa dilkii labaad ee mudo 48 Saacadood waxka yar Muqdisho loogu geysto masuul ka tirsan Maamulka gobolka Banaadir,waxan xalay degmada Xamarweyne lagu dilay Gudoomiye Waaxed ka tirsanaa maamulka degmadaas oo lagu Magacaabi jiray Fagaase.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa Magalada Muqdisho ku soo batay dilalka qorsheysan,iyada oo dilalkaas intooda badan ay sheegtaan masuuliyadooda Al-Shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts